Dowlad goboleedka Puntland ayaa u dabbaal degtay sannad-guuradii 20aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay, waxaana Garowe lagu qabtay xaflad arrintaasi loog
- 6 years ago
Dowlad goboleedka Puntland ayaa u dabbaal degtay sannad-guuradii 20aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay, waxaana Garowe lagu qabtay xaflad arrintaasi loogu talagalay oo uu ka qayb galay Ra’iisal Wasaaraha dowladda Federaalka iyo Marti Sharaf kale.