Kooxda lagu magacaabo TC ayaa ku guulaystay koobka Cayaaraha toddobaadka Soomaalida oo lagu soo gabagabeeyay gobolka Minnisota.Cayaarahan ayaa sanadkan waxaa

  • 6 years ago
Kooxda lagu magacaabo TC ayaa ku guulaystay koobka Cayaaraha toddobaadka Soomaalida oo lagu soo gabagabeeyay gobolka Minnisota.

Cayaarahan ayaa sanadkan waxaa ka qeyb galay 24 kooxood oo ka kala socday 12 gobol oo Mareykanka ah iyo koox ka socotey dalka Canada.

Gabogabadii cayaarahan waxaa warbixintan ka soo diray weriyaha VOAda Maxamuud Mascadde

Recommended