Qubanaha VOA, July 12, 2018, qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Eritrea iyo Ethiopia oo waa cusub u baryay, iyagoo ku heshiiyay inay soo afjaraan colaaddii dhext
  • 6 years ago
Qubanaha VOA, July 12, 2018, qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Eritrea iyo Ethiopia oo waa cusub u baryay, iyagoo ku heshiiyay inay soo afjaraan colaaddii dhextaalay; biyoxireen ku yaalla Balcad oo wali shaqeeya, laguna kaydiyo biyaha wabiga; cuntada waddaniga iyo sida looga jecel yahay Hargeysa iyo waliba qodobo kale. Daawo kadibna saaxiibadaa la wadaag.
Recommended