Barnaamijka Qubanaha Maanta, Au 11, 2018. Qodobada ku jira waxaa ka mid ah, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, madaxa xisbiga Wadajir oo VOA ay ka wareysatay siyaasadda
  • 6 years ago
Barnaamijka Qubanaha Maanta, Au 11, 2018. Qodobada ku jira waxaa ka mid ah, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, madaxa xisbiga Wadajir oo VOA ay ka wareysatay siyaasadda Soomaaliya; Xirfadlayaasha iyo ganacsatada Soomaalida Minnesota oo wada dadaal ay kor ugu qaadayaan ganacsiga Soomaalida gobolka Minnesota, ciyaarihii iyo qodobo kale.
Recommended