Qubanaha Maanta, Aug 26, 2018. Qodobada ku jira waxaa ka mid ah: Talyaaniga oo aqbalay in la dajiyo 150 muhaajiriin Afrikaan ah oo dulsaarnaa markab ku xanibnaa
  • 6 years ago
Qubanaha Maanta, Aug 26, 2018. Qodobada ku jira waxaa ka mid ah: Talyaaniga oo aqbalay in la dajiyo 150 muhaajiriin Afrikaan ah oo dulsaarnaa markab ku xanibnaa deked ku taall koonfurta Talyaaniga; Degmada Buulo-Burde oo wali go'doon ugu jirta ayaa ah meel cidlo ah oo aan wax ganacsiga ah ka socon: iyo Maraykanka oo looga baroordiiqayo dhimashada mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu magaca dheer Maraykanka, Senator John Mccain oo shalay geeriyooday; ciyaarihii iyo waliba qodobo kale.
Recommended