Muslimiinta Minnesota ayaa Salaadda Ciidda ka dhex oogay Garoonka Ciyaaraha ee #USBank ee magaalada Minneapolis.Ciiddan oo loogu magacdaray #SuperEid ayaa waxa
  • 6 years ago
Muslimiinta Minnesota ayaa Salaadda Ciidda ka dhex oogay Garoonka Ciyaaraha ee #USBank ee magaalada Minneapolis.
Ciiddan oo loogu magacdaray #SuperEid ayaa waxaa looga gol lahaa in looga hortago Islaam-naceybka, laguna muujiyo cuddudda muslimiinta ku dhaqan gobalka Minnesota, sida ay qabanqaabiyaayaashu u sheegeen #VOASomali
Maxamuud Mascadde ayaa warbixintan Minneapolis ka soo diray
Recommended