Bandhigga buugta Hargeysa ayaa sannadkii 11-aad maanta ka furmay xarunta Dhaqanka ee Hargeysa. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo dir
  • 6 years ago
Bandhigga buugta Hargeysa ayaa sannadkii 11-aad maanta ka furmay xarunta Dhaqanka ee Hargeysa. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray furitaanka bandhiggan.
Originally published at -
Recommended