Xisbiga Demoqraadiga Mareykanka ayaa aqbaley soona dhaweeyey in kursiga Congresska ee uu baneynayo Keith Ellison oo Minnesota laga soo doorto ay u tartanto Ilha

  • 6 years ago
Xisbiga Demoqraadiga Mareykanka ayaa aqbaley soona dhaweeyey in kursiga Congresska ee uu baneynayo Keith Ellison oo Minnesota laga soo doorto ay u tartanto Ilhan Omar oo ka mida congresska Gobolka Minnesota. Wariyaheena Maxamuud Mascade ayaa inoo haya warbixin arrintaas ku saabsan.

Recommended