DAAWO, Qubanaha VOA. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Xog cusub oo kasoo baxeysa halka uu ku dambeeyay wariye Jamaal Khaashuqji oo la tuhunsan yahay in la dila

  • 6 years ago
DAAWO, Qubanaha VOA. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Xog cusub oo kasoo baxeysa halka uu ku dambeeyay wariye Jamaal Khaashuqji oo la tuhunsan yahay in la dilay. Fannaanka Aar Maanta oo Minnesota ku qabtay bandhig-faneed. Diyaar-garow loogu jiro Doorashada Xilliga dhexe ee Mareykanka iyo qodobbo kale.

Recommended