DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Tiradii ugu badneyd oo Itoobiyaan ah oo socod ku galay deegaannada Puntland. Madaxweynaha Turkiga oo Ma

  • 6 years ago
DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Tiradii ugu badneyd oo Itoobiyaan ah oo socod ku galay deegaannada Puntland. Madaxweynaha Turkiga oo Markale si xarrago leh loogu doortay xilka. Ciidamada Liibiya oo boqollaal Muhaajiriin ah badda kasoo qab-qabtay. Wararkii ugu dambeeyay ciyaaraha adduunka iyo qodobbo kale.

Recommended