DAAWO, Qubanaha VOA. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Qalalaasihii Jigjiga ka dhacay oo saameeyay isu-socodka Magaalada Wajaale. Magaalada B/weyne oo ay kusoo b
  • 6 years ago
DAAWO, Qubanaha VOA. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Qalalaasihii Jigjiga ka dhacay oo saameeyay isu-socodka Magaalada Wajaale. Magaalada B/weyne oo ay kusoo badanayaan doonyaha macmalka ah ee wabiga looga goosho. Doorashada xilliga dhexe ee Maraykanka oo wax ka yar 100 ay ka harsan yihiin, iyadoo dimoqraadiyintu ay ku horeeyaan rayi uruurin la sameeyay iyo qodobbo kale.
Recommended