Daawo, Qubanaha Maanta. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Wiil Yemeni ah oo hal-abuur cajiib ah soo bandhigay. Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi

  • 6 years ago
Daawo, Qubanaha Maanta. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Wiil Yemeni ah oo hal-abuur cajiib ah soo bandhigay. Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi oo Singapore kuwada sugan. Trump oo ku gacan-seyray go'aankii kasoo baxay shirka G7 iyo Shiinaha oo canshuraha badeecooyinka lagu soo rogay si adag uga hadlay.

Recommended