DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Madaxweynaha Mareykanka oo ku gooddiyay in ciqaab adag ay mari doonto ciddii ka dambeysay haddii dilka

  • 6 years ago
DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Madaxweynaha Mareykanka oo ku gooddiyay in ciqaab adag ay mari doonto ciddii ka dambeysay haddii dilka Jamaal Khaashuqji uu dhaboobo. Kalluumeysatada Gobolka Bari oo jillaabashada joojiyay kadib markii digniin loo diray. Tirada dadka ku dhintay Duufaanta Michael ee ku dhufatay gobolka Florida ee Dalka Mareykanka oo korodhay ciyaarihii iyo qodobbo kale.

Recommended