Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay kulan ay hay’adaha dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ay uga wada tashanayaan qorshe wadaagga waxa ay ug

  • 6 years ago
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay kulan ay hay’adaha dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ay uga wada tashanayaan qorshe wadaagga waxa ay ugu yeereen siyaasadda loo dhanyahay. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo shirkaasi furay ayaa ku tilmaanay mid muhim u ah siyaasadda Soomaaliya. Wariyaha VOA-da Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Recommended