Taakuleynta Ramadaanka - Waxaan ugu deeqnay maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe iyo isbitaalka martiini Raashin ay ku afuraan bisha soon, shan halaad oo geel
  • 6 years ago
Taakuleynta Ramadaanka - Waxaan ugu deeqnay maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe iyo isbitaalka martiini Raashin ay ku afuraan bisha soon, shan halaad oo geel birimo ah iyo dharka ciida.
#Hormuud #Ramadan
Recommended