Maleeshiyo ka tirsan al-Shabaab ayaa maanta laba qarax ku qaaday xarunta Otto Otto oo dhisme u ah wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga. Ugu yaraan 15 qof ayaa

  • 6 years ago
Maleeshiyo ka tirsan al-Shabaab ayaa maanta laba qarax ku qaaday xarunta Otto Otto oo dhisme u ah wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga. Ugu yaraan 15 qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen weerarkaasi.

Recommended