Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax oo ah taliye ka tirsan ururka ONLF oo dhowaan laga sii daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya ayaa sheegay in si fool-xun loola dh
  • 6 years ago
Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax oo ah taliye ka tirsan ururka ONLF oo dhowaan laga sii daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya ayaa sheegay in si fool-xun loola dhaqmay xilligii loo wareejinayey dawladda Itoobiya bishii August ee sannadkii hore. Hadalkan ayuu ka sheegay kulan xalay ka dhacay magaalada Nairobi. Waxaa faahfaahineysa Falastiin Axmed Iimaan.
Recommended