Maxkamadda Sare ee Maraykanka ayaa maalintii shalay ayidday go’aan uu Madaxweynaha Maraykanku ku mamnuucayey in Maraykanka ay soo galaan dad u dhashay dalal dad

  • 6 years ago
Maxkamadda Sare ee Maraykanka ayaa maalintii shalay ayidday go’aan uu Madaxweynaha Maraykanku ku mamnuucayey in Maraykanka ay soo galaan dad u dhashay dalal dadkoodu ay Muslimiin u badan yihiin oo Soomaaliyana ay ku jirto.

Haddaba saameynta iyo waxa dadka ay arrintani khuseysaa ay ka sameyn karaan ayaa wariyaha VOAda ee gobolka Minnesota Maxmuud Mascadde uu ka wareysay Garyaqaan Cabdiwaaxid Sheekh Cusmaan Qalinle oo ka hawgala gobolka MN.

Recommended