SOMALILAND: Qofkii u horreeyey oo cudurka Covid-19 u dhintay iyo Saddex Kiis oo Cusub oo la xaqiijiyey

  • 4 years ago
Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, waxa maalintii shalay lagu aasay qofkii ugu horeeyey ee Xannuunka Covid-19 ugu geeriyooday Somaliland.

Marxuumka geeriyooday ayaa ka mid ahaa dad looga shakiyey xannuunka Covid-19 oo Wasaaradda Caafimaadka Somaliland baadhitaan dheecaankooda u dirtay dalka dibaddiisa.

Recommended