Banaanbax Soomaalida Jarmalka Waxaa la dhahay Soomaalinimafiina ma cado, ilmaha Jarmalka ku dhashay ee Soomaalida ah waa lagu adkeeyaa qaadashada Warqada dhala

  • 6 years ago
Banaanbax Soomaalida Jarmalka
Waxaa la dhahay Soomaalinimafiina ma cado, ilmaha Jarmalka ku dhashay ee Soomaalida ah waa lagu adkeeyaa qaadashada Warqada dhalashada, dadkana sharci hadii ay qaataan ama dhalasho xareeyaan waxaa la dhahaa Soomaalinimadiina cadeeya wax walbeey keenaana lama aamino

Recommended