Daawo Xukumadda Ethiopia ee Abiy Ahmed iyo xulufadii Xisbiga Oromadda OPD oo ku ceeboobay afduubkii ay kula kaceen Madaxweynahii Somali Galbeed kadib markii ay
  • 6 years ago
Daawo Xukumadda Ethiopia ee Abiy Ahmed iyo xulufadii Xisbiga Oromadda OPD oo ku ceeboobay afduubkii ay kula kaceen Madaxweynahii Somali Galbeed kadib markii ay waayeen marqaatiyaal iyo cadeeymo dimbiyo ay Maxkamadda horgeeyaan. iyadoo Maxkamaddii saakay sagaal maalmood dib loo dhigay sidaan ku sheegay warbixintii hore.
Xukumadda Abiy Ahmed waxaa la weeydiiyay "Warqadii uu isku casilay Cabdi Maxamuud Cumar keen" wuxuu dhahay ma haayo !! , waxaa la yiri "Sababta aad ugu duushay ee u soo afduubtay sheeg" ? wuxuu dhahay "Amar diidmo ayuu igu sameeyay, telefoonadda ayuu igu damiyay" waxaa la dhahay warqadii digniinta ee aad u qortay keen" wuxuu dhahay warqad umma qorin.
Waxaa lagu yiri "Waxaad ku tumatay dastuurka dalka, waxaana kuu xiran Madaxweynahii dhulka labaad ee Ethiopia ugu weyn ,isagoo xasaad leh ayuuna kuu xiran yahay"
Mustafa Cagjar ayaa Qoriile oo ka tirsan degmadda Doollo ee gobolka Wardheer u diray Suldaan Fowsi iyo Suldaan ina Cabdi dacay laakiin waxaa laga soo celshay Qabri bayax kadib markii Ciidanka Federalka Ethiopia ogaadeen iney u socdaan sidii loo soo faagi lahaa meeydad ONLF lagu aasay degaankaas.
Warbixintaan ayuu Dahir Alasow ku soo bandhigayaa xoga badan oo xasaasiya, haddaba ka boggo
Recommended