Caanaha Ruux aan Wadaagnay Waabayda u laaqi Maayo Anoo Wadi kara Santiisa Xumaan u Walwaali maayo Wanaag anigoo karaaya Waxyeelo u Quudhi Maayo Hees cusu

  • 6 years ago
Caanaha Ruux aan Wadaagnay
Waabayda u laaqi Maayo
Anoo Wadi kara Santiisa
Xumaan u Walwaali maayo
Wanaag anigoo karaaya
Waxyeelo u Quudhi Maayo

Hees cusub aniga iyo walaashey Amina Jamac Dhabar
Ereyadii Abwaan Carafaad
Full video ka daawo tusmofilms