Dhakhaatiir Talyaani ah ayaa Muqdisho ka fuliyay qaliin lacag la'aan ah oo lagu sameeyay caruur iyagoo faruuraan dhashay. Qaliinka kadib, ayaa waalidiintu ku fa
  • 6 years ago
Dhakhaatiir Talyaani ah ayaa Muqdisho ka fuliyay qaliin lacag la'aan ah oo lagu sameeyay caruur iyagoo faruuraan dhashay. Qaliinka kadib, ayaa waalidiintu ku farxeen bilicda ka muuqata bishamaha caruurtooda. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qosyte.
Recommended