Cayaaraha toddobaadka Soomaalida ayaa ka furmay magaalada Toronto, waxaana ka qeyb galaya ilaa 15 koox oo ka kala yimid dalalka Yurub, Mareykanka iyo Canada. Ta
  • 6 years ago
Cayaaraha toddobaadka Soomaalida ayaa ka furmay magaalada Toronto, waxaana ka qeyb galaya ilaa 15 koox oo ka kala yimid dalalka Yurub, Mareykanka iyo Canada. Tartankan ayaa sanadkan lagu xasuusanayaa Allaha u naxariistee Faarax Wehliye Caddow (Sindiko). Xuseen Nuur ayaa warbixintan noo haya.
Recommended