Farxadii Mugdiga Gashay Qeybta 3AAD

  • 7 years ago
Si aad musasalada udaawato kasodagso Google play aplikeshonka ladhoho (dailymotion) markuu kusodago qeybta searching ka kuqor musasaladan aan sogaliyo si fudud kudaawo waa sida YouTube okale Ciwaan kasameyso kadibna channel ka Filims & Series Af Somali kusoobiir si marwalbo aan wax sogaliyo aad ulasocoto labada musasal aan sogaliyo magacyadoda waxaa lakaladhaha Hiigsi & Farxadii Mugdiga Gashay