Nabi Maxamed wanaagsanaa

  • 9 years ago
Nebi Muxamed Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee wuxuu Ilaahay (koreeyee) u soo waxyooday kitaabka Quraanka kariimka ah ee saldhiga iyo aasaaska u ah diinta Islaamka.

Sidoo kale, Nebi Muxamed NNKH waa nebiga iyo rasuulkii ugu dambeeyay Ilaahay (s.w) u soo diro dadka. Intaasi waxaa dheer, Nebi Muxamed waa kan ugu karaamada iyo sharafta badan 25ka nebi & rasuul ee ku xusan kitaabka Quraanka ah

Qalbi Somali waxay markasta idiin soo gudbinaysaa wax kasta oo wanaagsan oo khayr ah , idinkana waxaan idinka codsanaynaa inaad faafisaan

Recommended