Nabadgelyada Qalbiga

  • 9 years ago
Qalbi Somali :

Foolxumooyinka Shirkiga waxa ka mid ah in uu yahay dembiga kaliya oo uusan Illaahay dhaafeyn haddii qofku ku dhinto.
Ilaahay Kitaabkiisa waxa uu ku yiri:

``Illaahay ma dhaafo haddii loo shariik yeelo; laakiin wixii shirki
ka soo hara Ilaahay waa uu dhaafaa qofkii uu doono. Qofkii Ilaah u
Shariik yeela waxa uu ku dhacay dembi aad u weyn ``suradda Nisaa,48.

Ciwaanada hoose naga soo raac ::

https://www.youtube.com/user/QalbiSomali1
https://www.facebook.com/QalbiSomali1
https://twitter.com/QalbiSomali
https://soundcloud.com/qalbisomali

Recommended